Suudhadhka – Nadaafad Xirfadeed
• Khoodhka Suudhka – SOS 20,000
• Surwaalka Suudhka – SOS 15,000
SHAYBE Cleaning Services waxay si taxadar leh u nadiifisaa suudhkaaga, annagoo hubinayna in midabka iyo tayada dharku sii ahaato.
✔ Doorasho: Kaliya Khoodhka ama Kaliya Surwaalka
SHAAYBE – Lambarka koowaad ee nadaafadda dharka ee Somaliland!
SKU: SHY-024-SUQ